Cilmiga barashadiisa

Posted on : August 3, 2018 | post in : Nuurulhuda |Leave a reply |

Qof walbo oo muslim ah waxaa waajib ku ah in oo barta cilmiga si ey cibaadadiisa sax ugu naqato. Waqtiga hada la jooga barashada cilmiga waa ey ka sahlantahay sidii waqtigii hore oo eheed in qofka safar dheer ugalo cilmiga barashadiisa. . Waxaa webka wax ka baran karo qof walbo oo isticmaali karo skype/facebook.

Barashada Qur,aanka

Posted on : July 29, 2018 | post in : Nuurulhuda |Leave a reply |

Dhamaan inta ku xiran webka waxaa la ogeysiinayaa in dib loo bilaabi doona duruusti ku saabsaneed barashada qu,aanka kariimka taas oo kala socon kartiin Skype (Online). Hadii aa tahay arday cusub fadlan la xiriir maamulka Nuurulhuda si laguu diiwaan galiyo.

Cillad bixin kadib

Posted on : July 18, 2018 | post in : Nuurulhuda |1 Reply |

Waqti yar kadib waxaa hawada kusoo laabtay webka Nuurulhuda iyadoo markaan wixi ka dambeeya macluumaadki diiniga ahaay aa dib u heli doontiin

Loading...