Cilmiga barashadiisa

Posted on : August 3, 2018 | post in : Nuurulhuda |Leave a reply |

Qof walbo oo muslim ah waxaa waajib ku ah in oo barta cilmiga si ey cibaadadiisa sax ugu naqato. Waqtiga hada la jooga barashada cilmiga waa ey ka sahlantahay sidii waqtigii hore oo eheed in qofka safar dheer ugalo cilmiga barashadiisa.
.
Waxaa webka wax ka baran karo qof walbo oo isticmaali karo skype/facebook.

Loading...